Soomaali badan oo si arxan daro ah loogu dilay deegaan ku dhaw Webiga Awash

Wararka aan ka heleyno dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad Soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah lagu laayay deegaan katirsan dowlad deegaanka Canfarta sidoo kale xoolo badan ay dadkaasi wateen lagu dhacay. Inta la xaqiijiyay todobo qof oo xoolo dhaqato Soomaali ah ayaa lagu dilay deegaan lagu magacaabo  Hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee … Continue reading Soomaali badan oo si arxan daro ah loogu dilay deegaan ku dhaw Webiga Awash